Maadaama laga soo baxay COVID, waxaa aad muhiim u ah in wax laga qabto sinaan la’aanta. Taasi micneheeda wuxuu yahay in la xoojiyo Shuruucda shaqada Ontario, lana tir-tiro dul-duleellada sare u qaadaya shaqooyinka khatarta ah; la cirib tiro dhiiri gelinta shirkadaha in ay bixiyaan mushaar hoose, saacado yar iyo shaqooyin aan amaan ahayn; in la dhaqan geliyo sharciga iyadoo la hirgelinayo ciqaab la dul saaro shirkadaha ku xad gudba sharciga. Xubnaha Ururka Difaaca Shaqaalaha (WAC) wuxuu diyaariyay xeeladaha dhameystiran ee ku xusan warbixintan oo haddii la hirgeliyo horseed u noqoneysa in qof kasta uu helo shaqo hufan.
Ka Socota Horjoogayaasha: Warbixin Kooban
From the Frontlines: Report Summary in Somali